Daawo; Akshey Kumar filimaanta kaliya geesi kuma ahan xili uu badbaadiyay nin naftiisa halis gashay.

0
1720

Jilaaga Akshey Kumar ayaa badbaadiyay nin kamid ah jilayaasha kooxda filimka Mast with Maniesh xili nolshiisa halis weyn gashay.

Khiladi Kumar ayaa meesha u joogay xayaysiin u sameynta filimkiisa Housefull 4 waxaana si lama filaan ah u dhacday iyadoo barnaamij live uga socdo TVga in mid kamid ah jilayaasha Mast with Maniesh uu miir daboolmo waliba asigoo xarig ku xiranyahay hawada sarana marayo.

Akshey ayaa si geesinimo leh meesha u fuulay soona badbaadiyay nolosha ninkaasi halista gashay.

Hadaba muuqaalka halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here