Home » . » Daawo Goos Gooska Dhameestiran Filimka Akhil Hogaamiyaha Ka Yahay Hello (+Video)

Daawo Goos Gooska Dhameestiran Filimka Akhil Hogaamiyaha Ka Yahay Hello (+Video)

Waxaa lasoo bandhigay goos gooska dhameestiran ee filimka Telugu ah Hello ee hogaamiyaha ka yahay Akhil Akkineni oo filimkaan ku matali doona doorka Avinash.

Hello waa filim hadal heyn weyn xambaarsan waana filim Akhil u gaar ah oo indhaha lagu wada heeyo maadaama filimkiisa koowaad ka bur buray.

Filimka Hello waa filim jaceyl, action iyo arimaha qoyska ka hadlaayo waxaana doorar muhiim ah ku leh Kalyani, Priyarshan, Ramya Krishnan iyo Jagpathi Babu.

Hello hori waxaa looga soo bandhigay goos goos kooban oo hadal heynta filimkaan cirka giliyay haatan waxaa si weyn loo soo dhaweeyay goos goos dhameestiran ee filimkaan.

Hello waxaa director ka ah Vikram K Kumar, halkla Nagarjuna  maal giliye uu ka yahay waxaana la daawan doona December 22.

Fadlan hoos ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *