Home » . » Daawo Goos Gooska Filimka Ugu Hadal heyn weyn Bengali La Imaadeen 6 luqad kala duwan ayaa lagu daawan doona (+Video)

Daawo Goos Gooska Filimka Ugu Hadal heyn weyn Bengali La Imaadeen 6 luqad kala duwan ayaa lagu daawan doona (+Video)

Waxaa lasoo bandhigay goos gooska dhameestiran ee filimka ugu hadal heynta weyn shirkada Bengali la imaadaan Amazon Obhijaan oo hogaamiyaha ka yahay Dev.

Filimka Amazon Obhijaan, waa filim lacagaha qaali lagu qarash gareeyay aalado casri loo isticmaalay waana filimak adventure,  drama, ah oo safar nolasha ugu adag ku xeen daaban.

Amazon Obhijaan, waxaa lagu daawan doona 6 luqada oo kala duwan Bengali, Hindi, Oriya, Assamese, Tamil iyo Telugu, dhamaantooda waxaa laga soo bandhigay goos goos dhameestiran oo afkooda ku turjuman.

Amazon Obhijaan waxaa daafaha caalamka laga daawan doona 22 Decmber 2017.

Haddaba hoos ka daawo goos gooska dhameestiran Amazon Obhijaan,  oo Hindi ah.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *