Daawo; Goos gooskii ugu horeeyay oo laga soo bandhigay filimka Jmaes Bond ee No Time To Die.

0
573

goos gooskaan wuxuu hordhacd u yahay goos gooska weyn ee filimkaan laga soo bandhigi doono 4t bishaan oo ku beegan maalinta arbacada balse haatan goos goos kooban oo hordhac ayaa laga soo bandhigay.

Filimka No Time To Die waa qeybta 24aad ee taxanaha Jmaes Bond ama Agent 700 hadba sidaas u taqaanid waxaana filimkaan la daawan doonaa 8da bisha April 2020ka.

halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here