(Daawo) Isagoo lawareesanayo ayuu iljabis aankala joogsi laheyn bilaabay!….(+Video)

0
1505

Tughlaq Durbar ‘ Vijay Sethupathi wuxuu ku tusayaa dhiniciisa wanaagsan iyo midka xun mashruuciisa soo socda ee tamilka ah

‘Tughlaq Durbar’ waxaa Director ka ah Delhiprasad Deenadayalan, waxaana soo saare ka ah shirkadda SS Lalitkumar.

Halkaan hoose kadaawo goosgooska filmkiisa cusub oo uu kumatalayo nin lagu dhaxjiro oo laba qof ah..kaasoo marmar iljabis kuwaalanaya gacantiisa midigna lala isticmaalayo

Waakan Goos gooska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here