Labada fanaan ee asal ahaan kasoo wada jeedo Latin ayaa markii ugu horeysay isla koray masraxa ayagoona si wada jir ah u heesay.

Jennifer Lopez iyo Shakira waa labo fanaan oo kamid ah fanaaniinta loogu jecelyahay caalamka kuwaasoo heesaha ay soo qaadaan siweyn loo dhageysto waxaa Jennifer heesaa nimada usii dheer iney tahay atariisho Hollywood ah misna filimaanta jisho.

Fanaaniintaan ayaa siweyn u ruxay masraxa xili ay ka heesayeen xaflada Super Powl hadaba halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here