Home » Wararka Maanta » Daawo Muuqaalka Cusub Ee Parineeti Chopra Caadi Maahan

Daawo Muuqaalka Cusub Ee Parineeti Chopra Caadi Maahan

Parineeti Ka Dib Bandhigeedi Filimka Golmaal Again Waxay Aktaradan Dooratay Muuqaal Cusub Iyadoo La Timid Muuqaal Aan Hore Loogu Aqoon Oo Ah Mid Reer-Galbeed Iyadoo Timaheeda Ay Ka Dhigatay Midab Gaduud Oo Soo Jiidasho Leh

Iyadoo Loo Fahmi Karo Style Kaan Mid Hore Ay U Lahayd Aktarada Katrina Kaif Filimkeeda Nameste London Iyadoo Hadda Parineeti Chopra Ay Duubis Ku Wado Filimka Oo Uu La Jilaayo Arjun Kapoor Ee Lagu Magacaabo Nameste England

Dhanka Shaqada Ka Dib Filimka Nameste England Waxay Duubis Ku Bilaabi-Doonta Mashruuca Uu Hogaamiye Ka Yahay Akshay Kumar Oo Lagu Magacaabo Kesari Kaaso La Daawan-Doono Bisha March Sanadka 2019