Daawo sawirada tiyaatarka caawo lagu qaban doono xaflada lagu bixinaayo abaalmarinta Ballon D’or 2019. sawiro.

0
850

Theatre Du Chatelet waa tiyaatarka xaflada Ballon D’or 2019 ee caawo ka dhaceyso magaalada Paris lagu qaban doono waxaana tiyaatarkaan la dhisay 1862dii asigoona haatan qaado 2500 oo qof.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada tiyaatarkaan quruxda badan;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here