Dabangg 3 iyo sida uu kaga furmay magaalo walba subaxaan iyo midkasta tiyaatarada la saaray.

0
1096

Waxaan goor dhow idinla wadaagnay in Dabangg 3 uu subaxaan guud ahaan India kaga furmay 20% ilaa 25% iyadoo maanta duhurkii iyo caawo fiidkii sare u kac xoogan laga filanaayo hadaba halkaan kaga bogo magaalo kasta subaxaan tiyaatarada laga saaray iyo qaabka uu kaga furmay;

Delhi NCR; waxaa la saaray 1043 shaashad wuxuuna kaga furmay 20%.

Mumbai; waxaa la saaray 1133 shaashad asigoona kaga furmay 15%.

Pune; waxaa la saaray 427 shaashad wuxuuna kaga furmay 20%.

Bengaluru; waxaa la saaray 307 shaashad wuxuuna kaga furmay 20%.

Hyderabad; waxaa la saaray 269 shaashad wuxuuna ku furmay 35%.

Kolkata; waxaa la saaray 314 shaashad wuxuuna ku furmay 35%

Ahmedabad; waxaa la saaray 452 shaashad wuxuuna ku furmay 10%.

Surat; waxaa la saaray 236 shaashad wuxuuna ku furmay 15%.

Chennai; waxaa la saaray 84 shaashad wuxuuna ku furmay 10%.

Jaipur; waxaa la saaray 168 shaashad wuxuuna ku furmay 15%

Chandigarth; waxaa la saaray 152 shaashad wuxuuna ku furmay 10%.

Bhopal; waxaa la saaray 123 shaashad wuxuuna ku furmay 15%.

Lucknow; waxaa la saaray 157 shaashad wuxuuna ku furmay 10%.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here