Sanadku waa gabo gabo waxaana kaliya ka dhiman bisha December waxaana sanadkaan goob joog u aheyn liiska filimo waaweyn oo tiyaatarka lasaaray kuwaasoo qaarkood guulo waaweyn gaareen halka qaar kalana qasaaro lixaad leh la kulmeen.

Hadaba waxaan idiin soo qaadan doonaa liiska filimada sanadkaan dhiman kuwaasoo maalamaha sanadka cusub ka dhiman tiyaatarada la saari doono iyo filim kasta taariikhda la daawan doono.

1-Commando 3; waxaa la daawan doonaa 29ka bishaan November 2019ka.

2-Pati Patni Aur Who; waxaa la daawan doonaa 6da bisha December 2019ka.

3-Panipat; waxaa isna la daawan doonaa 6da December 2019ka.

4-The Body; waxaa la daawan doonaa 13da December 2019ka.

5-Mardaani 2; waxaa la daawan doonaa 13da December 2019ka.

6-Dabangg 3; waxaa la daawan doonaa 20ka December 2019ka.

7-Good Newws; waxaa la daawan doonaa 27da December 2019ka waana filimka ugu dambeeyo ee sanadka lagu soo qatimaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here