iyadoo aktarkan dhawaanahan waxa isaga dhan meel saarayn saxaafada dalka india kuwaaso kaliya warar aan fiicnayn ka qoraayeen maadaama aktarkan awoodiisa ay dhulka gashay taaso cadayn u ah Shah Rukh Khan hit kiisa ugu dambeeyay uu sameeyo ay ugu dambeesay sanadkii 2014 weliba filimka Happy New year ku dhawaan 5 sano muusan samayn wax filim hit

laakiin hadda Shah Rukh Khan ayaa doonaaya inuu boorka iska jafo isagoo Todobaadkan gudihiisa gacanta ku dhigay  mashruuc weyn  oo qaali ah kaas haddii u sameeyo awoodiisa ay kusoo laaban doonto sidii hore

aktarkan waxa uu markan cadeeyay Da’da inay xagiisa ka tahay Tiro Marka Loo Fiiriyo King Of Bollywood Ama Badshah Of Bollywood Marna Maankaaga Kuma Soo Dhacaayo Inuu Yahay 53 Jir Isagoo Weli Doonaya Inuu Shaashada Jaceyl Ama Romantic Kula Jilo Atariisho
Walba .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here