Sunny Leone dadka la shaqeyaan sida kuwa filimada kala shaqeyaan ama kuwa xayeysiika la duubaan waxay atiriishada kala yaabeen hal dabeecad oo ay leedahay taaso mararka qaar caqabad ku noqota iyaga.

Hab dhaqankaan gaarka ah ee Sunny leedahay ayaa ah in 15 daqiiqo kasta ay dhaqdo cagaheeda ama lugaheeda oodhanba maadama dabeecad ka tahay nadaafadna ay u aragto ine xanuunsantahay ama hurudo mooye si kale kuma hakiso jadwalkaan 15 daqiiqo kast ah oo ay cagaheeda dhaqdo.

Waa dhif iyo naado in la helo shaqsiyaad Sunny oo kale ah oo sidaas kaga fikiraan nadaafada jirkooda ama cagahooda, marka Bollywoodka Sunny Leone hab dhaqankaan cajiibka ah ayee ka diiwaan galiyeen.

Sunny Leone hader waxay ka howl gashaa aflaamta Bollywoodka iyo kuwa koonfur India waxaana u joogaan 2 gabdhood seygeeda ayeena nolol raaxo leh kula nooshahay wayna ka taasushay shaqadii foosha xumeed ee aflaamta anshax xumada ahaayen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here