DAG-DAG AH; Khalaas waa la isku baabi’I rabaa iyo goosgoos holac ah oo laga soo bandhigay xalqada 15aad taxanaha Hercai.

1
5951

Taxanah Hercai ayaa xalqadiisii 15aad laga soo bandhigay dhacdooyin holac ah waxaana toogtaan la isku wada qaatay hubka iyadoona duurka la isla galay.

Hadaba dhacdooyinka goosgooska kulansaday ayagoo afsoomaali ah halkaan kaga bogo;

-Kadib guurkii Reyyan reer Sadogulu markaan aargoosi ayaa ka go’an waxayna weerar kusoo qaadayaan guriga reer Aslan Bey.

-Aziza iyadana qorshaheedu wuu=xuu yahay in gabi ahaanbo la tirtiro reer Sadoglu waxayna ciidankeeda ku amreysaay iney is hubeeyaan si ayagana u weeraraan.

-Hazar marnaba kuma qanacsana in Miran uu jecelyahay Reyyan wuxuuna isku dayaa in Reyyan xaqiiqda Miran tuso taasoona ah inuu wali doonayo aargoosi.

-Hazar iyo Miran ayaana is wajahayo waana muuqaal xamaasadiisa wato ayadoo Reyyan ay kusoo bixi doonto balse waxay arkee Miran oo biskoolad ku haayo aabaheed iyadana inta ka dafto ayay ku qabanee.

-Ugu dameyn Nasuh iyo Aziza wey is wajahayaan ayagoona midkasta wato ciidankiisa u gaarka ah waxaana la iskula soo baxaa wixii hub ahaa.

-Hadaba maxaan filan karnaa?

-In xabadaha la isku furo la iskuna baaba’o balse uma badna.

-In Reyyan iyo Miran kasoo gaaraan.

-ama in booliska deegaan soo kala dhex galo xiisadana la qabojiyo.

Waxaan sugnaaba waa xalqada 15aad oo holac ah jimcaha nagu soo foolka leh.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here