Waxaa goordhow lasoo saaray goos gooska filimka xiisaha leh ee Akshey Kumar Hogaamiyaha ka yahay sidoo kalna ay caawinayaan Kareena Kapoor, Kiara Advani iyo Diljit Dosanjh.
Hadaba goosgooskaan oo xiiso leh sidoo kalana qosolka kaa dhameyn doono halkaan hoose kaga bogo;