Waxaa daqiiqado kahor lasoo saaray isku aadka tartanka xiisaha leh ee Uefa Champions League waxaana kasoo baxeen kulamo aad u xiiso badan sida in Liverpool u martin doonto kooxda Atlatico Madrid halka Real Madrid u safri doonto kooxda Manchester City sidoo kalana kooxda Chelsea ay u martin doonto kooxda Bayern Munich.
hadaba halkaan hoose kaga bogo isku aadka oo dhameystiran;
Real Madrid v Manchester City.
Borussia Dortmund v PSG
Chelsea v Bayern Munchen.
Atlatico Madrid v Liverpool.
Napoli v Barcelona.
Tottenham v RB Leipzig.
Atlanta v Valencia.
Lyon v Juventus.
Hadaba akhristow adiga ahaan kulankee kuugu xiiso badan?