Waxaa goordhow lasoo bandhigay goosgooskii labaad ee taxanaha Hercai xalqadiisa 22aad kaasoo meel aad iyo aad u xiiso badan inoo maraayay.
Googooska ayaa lagu soo bandhigay in ugu dambeyn la ogaan doono in Miran dhalay Hazar.
Googooska ayaa waxaa lagugu tusaa Asmaa oo la kulmeyso Zahra waxayna u dhiibee warqadii labaad iyadoona ku dhaheyso iga gudbi amaanadii Dilshaah oo u dhiib Hazar Sadoglu si uu u badbaadiyo wiilkiisa iyo gabadhiisa.
Zahra oo yaaban ayaa Asmaa ku dhaheyso maxaad kala jeedaa wiilkiisa?
Asmaa ayaana markaas ugu jawaabeyso Miran waxaa dhalay Hazar oo waa Dilshaah iyo Hazar wiilkooda.
Tan ayaa waxay ka dhigantahay in ugu dambeyn sirtii faraha ka baxday hadaba halkaan hoose ka daawo goosgooska oo ah mid xiiso leh;