Dadka ugu caansan ee Fashion dunida sameyaan waa jilayaasha Hollywoodka iyo Bollywoodka Ragg & Dumar sidee uwada dhan yihiin waxaana loo tiriyaa kuwa ugu soo jiidashada badan markee labis ay xayeysiinayaan labiskaas shirkad ayee u xayeysiiyaan ama waa labis iyaga u gaar ah oo ay kula xifaaltamaan qofka markaa ay Fashion ahaan tartamaan.

Tiro ahaan wey badanyihiin inta jeer ay dhacday atiriishooyin caan ah oo labis ishl shabaha ama isku ek soo xirteen xiliyo kala duwan ama hal xili balse maqaalkan waxaan kusoo qaadanay 4-jeer kaliya mararka qaar waa isku xili iyo isku goob mararka qaarna atiriisho ayaa labiskaas lagu arkay xili hore mid kale ayaana ka daba qaadatay mudo kadib.

Dadka caadiga ah markee labis isku ek xirtaan waa wax iska caadi ah balse jilayaasha caanka ah dhankoods wax caadi ah kama ahan in labiskooda isku ekaado xiliyo kala duwan ha ahaato ama hal xili waayo marwalba xifaaltan quruxx labis iyo jiliinba waa ka dhaxeya qofba qofka kalena inuu ka wanaagsanaado ayuu rabaa.

Hoos kaga bogo 4-jeer atiriishooyin labis midab ahaan ama naqshad ahaan is shabaho soo xirteen:

Kareena Kapoor Khan iyo Samantha Akkineni:

Kareena Kapoor Khan and Samantha Akkineni

Sara Ali Khan iyo Shraddha Kapoor:

Sara Ali Khan and Shraddha Kapoor

Malaika Arora iyo Ananya Panday:

Malaika Arora and Ananya Panday

Meghan Markle iyo Kate Middleton:

Meghan Markle and Kate Middleton

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here