Daniel Brayan Oo Ciqaabay Bigg Cass


Bryan Sababta Uu Xalay U Yimid SmackDown Ayaa Ahayd Inuu KA Hadlo Guul-Daradii Ku Dhacday Isaga Ciyaarta Isreeb-Reebka Money in the Bank qualifying Oo Kaga Timid Rusev Usbuuci Hore. 

Cass Ayaa Goobta Yimid Isago Ku Maadeysnaya Daniel Brayan, Isagoo Sheegay Daniel Inuu Aado Gurigiisa Uuna Ka Badalo Cunugiisa Xaafayada Caawiyana Xaaskiisa . Bryan Ayaa Aad Ugu Carooday  Hadalada Bigg Cass Isagoo Weeraray Markuu Bigg Cass Soo Galay Ringaha Isagoo Ka Weeraray Lugta Midig Uu Dhaawac U Geystay Markas Ka dib Waxa Kala Soo dhex galay Garsoorayaasha Iyagoo Daniel Xakameenayaan

Laakiin Dhowr Mar Ayuu Ka Fara Baxsaday Ugu Dambayn Waa Laka Celiyay Bigg Cassna Wuu Cararay Isago La Yaaban Xanaaqan  Daniel Brayan .

Bigg Cass Waxa Uu Usbuuca Dambe La Ciyaari Doona Samoa Joe iyagoo Ku Tartami Doonan Booska Ugu Dambeeya Ee Lagu soo Baxayay Money In The Bank