Home » Nolosha Jilaayaasha » Daroogada Xabsi Ayee Geesay Xidigaha Bollywoodka Qaar Kamid Ah Iyo Jilayaasha Isticmaalaan Drugs-ka!!

Daroogada Xabsi Ayee Geesay Xidigaha Bollywoodka Qaar Kamid Ah Iyo Jilayaasha Isticmaalaan Drugs-ka!!

Drugs-ka dadka isticmaala waa kuwa inta badan waayan sharafkooda iyo mustaqbalkooda maadama ay saaxiibka dhigteen wax miirkoda maandoorinaayo.

Waxaa jiraan qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodkaee nolosha daroogada soo mareen soona isticmaalen wax badana ka haleesay markii dambe jilayaaashas waxaaa safka hore ka soo galay Super Star Sanjay Dutt oo qof walba ku yaqaano isticmaalka daroogada.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Qaar Kamid Ah Shaqsiyaadka Fanka Bollywoodka Soo Mareen Ee Isticmaalen Daroogada:

1-Sanjay Dutt kahor inta aan lagu xirin qaraxyadii Mumbai ka dhaceen sanadkii 1993 jilaagan waxaa lagu xiray isticmaalka Drugs-ka.

2-Vijay Raaz waa jilaa kamid ah jilayaasha filmka Run ee Abhishek Bachchan hogaamiyaha ka ahaa waxaana hada kahor lagu xiray Dubai xili lagu qabtay Drugs.

3-Fardeen Khan sanadkii 2001 ayaa lagu soo eedeyay isticmaalka Drugs-ka nooca Cocaine-ka loo yaqaano.

4-Ranbir Kapoor waa jilaa isticmaalo cabista sigaarka si xad dhaaf ah meelwaba uu joogana waa isugu imid isticmaalka sigaarka ayuu badsadaa.

5-Manisha Koirala sanadkii 2000 nin daroogada iibiyo ayaa sheegay in xidigtaan ay kamid tahay macaamiilkiisa qaaska ah waxayna Manisha bar bardhigtay Sanjay Dutt sida ay u isticmaali jirtay Drugs-ka aawged.

6-Sussanne Khan waa xaaski hore ee Hritik Roshan oo u dhashay labaa wiil waana gabar isticmaasha ilaa hada Drugs waxyaabihii ay ku kala tageen waxa kamid ah istcimaalka Drugs-ka.

7-Gauri Khan waxaa lagu qabtay Berlin Airport xili ay daroogo waday inkastoo ay beenisay sido kalena qof kale inuu leeyahay waxaana shuqul ku leheen cadeesay waxa dib loogu celiyay India waana xaaska Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan.

8-Mamta Kulkarni iyo seygeeda Vivky Goswami ayaa lagu xiray Kenya waxaana lagu soo eedeyay in ay ka ganacsadaan daroogada hada kahor sido kalena Vivky waa nin caan ku ah ka ganacsiga Drugs-ka.

4 Responses to Daroogada Xabsi Ayee Geesay Xidigaha Bollywoodka Qaar Kamid Ah Iyo Jilayaasha Isticmaalaan Drugs-ka!!

  1. Ayaan muuse Reply

    June 12, 2018 at 7:11 pm

    sigaar iyo daroogo isku mid maaha wll Ali Aadan mida kale shahrukh salman way wada isticmaalan cabista sigaarka oo manisha cabta sush mita oo rani oo kajol hoyadeed kagana cabista sigaarka dad badan baa isticmaala ee kala saar sigaarka iyo dradiska xitaa khamri makamid aha droogada daroogadu waa xashiishka iyo kookinta oo noocyo badan leh

    • Ali Aadan Reply

      June 12, 2018 at 7:39 pm

      Maandoriye marka la dhaho qamri, sigaar xashiish nooc walba ayaa soo galaayo walal inkastoo Drugs-ka noocyo kala duwan leeyahay balse sababta Ranbir loogu soo qaatay ayaa ah in saxaafada xili daba dhigatay si waali ahna u isticmaali jiray cabista sigaarka xita warar sheegaya ayaa jireen in Drugs-ka noocyo kamid ah uu isticmaalay balse waan kasoo tagnay maadama uu aha war aan la hubin marka maandooriye waa uun maan dooriye sida guud

  2. Ayaan muuse Reply

    June 12, 2018 at 9:20 pm

    wll Ali Aadan hada markaan soomaliya ama caalamka kale aynu ku noolnahay sigaarka dukaanka sonkorta iyo burka lagu iibiyo ayaa isna lagu iibaya ta khamriga kuu soo haray marka wadamada muslimka laga tago inta kale meelo ugaara lagu iiba waliba si sharciya kaliya qof aan qaangaar ahayn labadaba lagama iibiyo drugs kale waa mamnuuc qofki lagu qabtana xabsi buu mutaysta ranbir kaliya kamaba hadlayne ee sigaarka inuu xitaa wadankeena wax caadiya kayahay kaliya ayaa kahdlaayey

    • Ali Aadan Reply

      June 12, 2018 at 9:28 pm

      Haa waa runtaa walal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *