Filimka Malang ayaa shalay tiyaatarka India la saaray wuxuuna soo xareeyay filimkaan miisaaniyada badan xambaarsan kaliya 6.50 crore waana gancsi aad u liito.

Malang maanta waxaa laga sugaayay sare u kac ugu yaraan 40% si uu u badbaado balse filimkaan daadka ayaa qaaday wuxuun ku furmay 15%.

Malanga duhurkaan markale ayuu waab liito ku furmay asigooma ku furmay 22% waxaana muuqato filimkaan in dadweynaha xiiso u qabin sidoo kalana sheekadiisa iska diideen.

Malang qiyaas ahaan sida uu ku socdo waxaa laga cabir qaadan karaa inuu maanta keeni doono 8 crore waa hadii isbadal weyn sameynin galabta iyo caawo fiidkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here