Day 4 Morning Update iyo dabangg 3 sida uu kaga furmay tiyaatarka subaxaan;

0
710

Filimka Dabangg 3 ayaa maanta qaab hoose kaga furmay guud ahaan tiyaatarada India asigoona ku furmay 10% ilaa 15% inkastoo maanta jawiga daganyahay hadana waa maalin shaqo.

Arinta kale ee jirto ayaa waxay tahay in qiimaha tikidka filimkaan hoos loo dhigay sidaas owgeed maanta filimkaan ganacisigiisa hoos ayuu u dhici doonaa balse lama sii qiyaasi karo.

D3 maanta haduu is celiyo misna 10 crore ka saro hubaal filim guuleystay ayuu noqonaa balse haduu hoos u dhac weyn sameeyo misna 10 crore lacag kayar keeno waxay u badantahay in filimkaan fashilmi doono.

Wax walba haatan waxay ku xiranyihiin qaabka uu filimkaan isku celiyo isniintiisa koowaad iyo hadii uu tijaabada hortaalo ka gudbi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here