Day 4 Noon Update iyo filimka Dabangg 3 duhurkaan India halka uu ka maraayo.

0
1159

Filimka Dabangg 3 ayaa sidii aan saakay idiin kuugu soo waranayba guud ahaan gudaha India kaga furmay subaxaan cel celis ahaan 10% ilaa 15% balse duhurkaan ayuu xoogaa sare u kac sameeyay asigoona haatan maraayo 15% ilaa 20%.

Dabangg 3 waxaa la rabaa caawo fiidkii inuu sare ukac fiican sameeyo si filimkaan uu isniintiisa koowaad isku celiyo isla markaasna hoos u dhac weyn u sameynin.

Asigoo filimkaan markii hore caqabado dhibaato ku qnodeen misna ganacsigiia la dageen haatan suurto gal ma ahan in hoos u dhac weyn sii sameeyo sidaas darteed waa muhiim in maanta is celiyaa.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo Dabangg 3 iyo magaalo walba subaxaan siduu kaga furmay iyo duhurkaan halka uu maraayo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here