Day 4 Update; filimka Good Newwz sida uu subaxaan ku furmay iyo halka uu duhurkaan maraayo.

0
1587

Filimka Good Newwz ayaa si wanaagsan markale ku furmay walow maanta maalin shaqo tahay isla markaasna fasax weyn uusan jirin hadana Good Newwz ayaa is celiyay markii loo fiiriyo qaabkii uu jimcihii ku furmay.

Good Newwz ayaa saakay tiyaatarada India kaga furmay 18-19% waana bilaabasho fiican markii loo fiiriyo jimcihii oo uu ku furmay 20-25% .

Halkaan kaga bogo qaabka uu Good Newwz ku furmaayay subax walba mudo 4 maalmood ah;

Jimce; 20-25% (Subaxdii hore).

Sabti; 30% (Subaxdii hore).

Axad; 40% (Subaxdii hore).

Isniin; 18-19% (Subaxdii hore).

Good Newwz ayaa duhurkaan sare u kacay wuxuuna haatan marayaa 30% waana sare u kac aad u wanaagsan waxaana la filayaa in galabta iyo caawo fiidkii uu markale sare u kaco taasoo ka caawineyso inuusan hoos u dhac weyn sameynin filimkaan isniintiisa koowaad isla markaasna uu keeni doono qiyaas ahaan 13 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here