Day 5 Morning Update iyo filimka Dabangg 3 sida uu ku furmay saakay oo talaado ah.

0
1114

Filimka Dabangg 3 ayaa tiyaatarada India la saaray jimcihii lasoo dhaafay waxaana filimkaan ku furmeen mowjado caqabado ah iyo asigoo sheeko ahaan fariintiisa iska dhexdhexaad noqotay waxayna arintani sabab u noqotay in D3 uu ganacsigiisa dhulka galo.

Dabangg 3 ayaa saakay oo talaado ah halkiisa kasii wata hoos u dhiciisa wuxuuna filimkaan subaxaan ku furmay qaab ka liito siduu shalay ku furmay oo ah 10% ilaa 15% balse shalay wuxuu ku roonaa tiyaatarada Multiplexka hase yeeshee maanta iyada xitaa wuu ka liitaa oo 12.5% ayuu kaga furmay.

Qaabka uu filimkaan maanta ku furmay waxay cadeynee sida filimkaan caqabadaha kaliya saameyn ugu yeelanin sidoo kalana fariintiisa ay iska diideen daawadayaasha waana hoos u dhac soo wajahay Mega Star Salman Khan asigoo sidoo kalana sanadkaan uu ku hungoobay filimkii Bharat.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here