Day 6 Morning Update filimka Dabangg 3 sida uu subaxaan ku furmay iyo halka uu duhurkaan maraayo.

0
1547

Dabangg 3 ayaa si wanaagsan ku furmay subaxaan tiyaatarada India markii lala barbardhigo qaabkii uu shalay iyo daraad ku furmay asigoona saakay tiyaatarada India kaga furmay 20% asigoona filimkaan ka faa’ideysanaayo fasaxa Christmaska.

D3 ayaa duhurkaan sidoo kale sare u kac sameeyay wuxuuna marayaa 25% asigoona sidoo kal la filanaayo in caawo fiidkii markale sare usii kaco hase yeeshee caawo galinkii dambe waa qasab inuu hoos u dhaco maadaama ay bari maalin shaqp tahay.

Hoos u dhaca caawo galinkii dambe waa ineysan noqonin mid aad u weyn si filimkaan maalinta bari uu u keeno lacago kabadan 10 crore asigoona lagu wado qiyaastii maanta inuu keeno 11 ilaa 13 crore lacago u dhaxeeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here