Home » Box Office » Dear Zindagi Vs Secret Superstar: Hadii Dear Zidagi Semi Hit noqday Secret Superstar muxuu noqon doonaa

Dear Zindagi Vs Secret Superstar: Hadii Dear Zidagi Semi Hit noqday Secret Superstar muxuu noqon doonaa

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi usoo daabacday ganacsiga filimka Secret Superstar oo tiyaatarada kasii dagi rabo waxayna ku sheegtay in cimri ahaantiisa 62.50 Crore (Trade Figure) keeni doono.

Hadaba Boxoffice India weli ma aysan ku dhawaaqin natiijada filimka Secret Superstar balse waxay u badan tahay ugu yaraan Average ugu badnaana Semi Hit filim ah u aqoonsan doonto Boxoffice India.

Inta aysan Boxoffice India si rasmi ah keedkeeda ugu soo daabacin natiijada Secret Superstar aqristayaal waxaan la bar bar dhigi doonaa filimka Dear Zindagi oo ay isku fariin yihiin isku magaalooyin laga daawaday dhanka miisaaniyada iska leeyihiin ama iska ag dhow yihiin:

Dear Zindag SRK ayaa muuqaal marti la fidiyay (Extended Cameo) ku lahaa halka Alia Bhatt hogaamiye ka ahayd waxaana la daawaday 25 November 2016.

Secret Superstar Aamir Khan ayaa muuqaal marti ah oo la fidiyay (Extended Cameo) ku lahaa halka Zara Wasiam hogaamiye ka ahayd waxaana la daawaday 19 November 2017.

Dear Zindagi waxaa la saaray 1150 tiyaatar

Secret Superstar waxaa la saaray 1750 tiyaatar

Dear Zindagi waxaa lagu qarash gareeyay 46 Crore

Secret Superstar waxaa lagu qarash gareeyay 45 Crore

Dear Zindagi cimri ahaantiisa wuxuu keenay 66.46 Crore

Secret Superstar ahaantiisa wuxuu keeni doonaa 62.50 Crore

Dear Zindagi saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ka heleen 31.06 Crore

Secret Superstar saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ka heli 28 Crore ilaa 30 Crore lacag u dhaxeyso

Natiijada Rasmiga ah Boxoffice India ku sheegtay Dear Zindagi – Semi Hit

Natiijada Rasmiga Ah Boxoffice India ku sheegtay Secret Superstar – ? (weli kuma aysan dhawaaqin)

Hadaba aqriste adigoo isku bar bar dhiga sare tixraacayo natiijo ahaan filimka Secret Superstar maxaa u aqoonsan laheyd inta Boxoffice India natiijadiisa rasmiga ah soo daabicin, fadlan codeynta hoose ka qayb qaado:

3 Responses to Dear Zindagi Vs Secret Superstar: Hadii Dear Zidagi Semi Hit noqday Secret Superstar muxuu noqon doonaa

  1. Koshin mn Reply

    December 4, 2017 at 10:58 am

    Amirkhan kiiisa film wayn baaa lala daaawaday lkn kan kale jaaaanis fiiican bu helay hadana atirisho wayn ba waday lkn kan kale gabar yar ba Wada oo cidna aqooon hal filmna marna kaligeeed kasoooo muuqanin. Marka wa nasiiib daro haduuuba semi hit helay .

  2. ramos Reply

    December 4, 2017 at 11:44 am

    amir khan 1750 tiyaatar la saaray hada na fasax ugu weyn india in uu ka lacag badnaado film 1150 tiyaatar la saray hada fasax dhan jirin amir ceebe ku tahay

  3. Shoodha PK Reply

    December 4, 2017 at 7:03 pm

    Aamir khan VS Shahrukhan garanay labadaa isku goo
    Lkn dhibta jirta Alia bhat waa atarisho weyn waaye aan labarbar dhigi karin Zaira wasim in hadana filimkedu soo saaro 66.46 halka filimka Zecret super star kaso saray 62.50 waxay ceeb kutahay filimka
    Dear Zindagi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *