Inaba caadi ma ahan taageerayaasha sidee ukaceen gaar ahaan kuwa dalka India kasoo jeedaan walee Sushant Singh Rajput geeridiisa taariikhda meel weyn ayee ka gashay jilayaashii Bollywoodka ugu caansanaayeen badankoodii waa lagu kacay shacbiyad weyn ayeena daqiiqad walba luminayaan.

Liiska jilayaal cusub ayaaba soo galeen markii hore 4-jilaa ayee ahaayen bakse hada wey soo bateen jilayaasha Unfollow lagu bilaaway ama shacbiyada Instagram-ka lagala laabtay Varun Dhawan, Jhanvi Kapoor, Ranver Singh iyo xidigo kale ayaa liiska soo galeen.

4-jilaa ee kala ah Karan Johar (waana jilaa), Salman Khan, Sonam Kapoor iyo Alia Bhatt waxa lagu heysto waan isla fahamnay, Deepika iyadana waxaa lagu heestaa Post ay soo dhigtay misane aysan kuxusin magaca Sushant intaas kaliya lagu heesta halka inta kale is-qaraabeysi ayaa Bollywoodka lagu keenay lagu heesto Ranver Singh isagana Deepika ninkeeda waaye ayaa loogu dhagan yahay.

Fadlan jilaa walba Instagram-ka shacbiyada uu ka lumiya 8-saac udambeysay aan isla ogaano hoos kaga bogo kaliya waa 8-saac kahor saacan tirada wey sii kordheysa inta Unfollow dhahday.

Alia Bhatt: 750K qof ayaa Unfollow dhaheen.

Karan Johar: 330K qof

Sonam Kapoor: 170K qof

Salman Khan: 168K qof

Deepika Padukone: 56K qof

Ananya Panday: 52K qof

Varun Dhawan: 31K qof

Sonakshi Sinha: 24K qof

Jhanvi Kapoor: 17K qof

Ranveer Singh: 17K qof

Arjun Kapoor: 15K qof

Dhanka kale Kangana Ranaut ayaa shacbiyadeeda sare usii kacayaan 4-milyan taageere ayeena kusii dhowday barta Instagram-ka waliba waa ciwaan kumeel gaar ah.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here