Sonam Kapoor ayaa waano iyo fikir u jeedisay atiriishada dagaalka qabow kala dhaxeyo ee Deepika Padukone waxayna u tilmaamtay ine labis wanaagsa dadka hortooda la timaado waana dagaal dadban oo waano iyo tallo ay ka dhigtay.

Sida guud Sonam Kapoor waxaa loo tixgaliyaa mid kamid ah kuwa ugu Fashion-ka wanaagsan shirkadaan waxayna xidigtaan ku guuleysatay dhowr jeer Fashion-ka sanadlaha ah marka atiriishooyin badan ayaaba dhanka Style-ka kaga daydaan.

Deepika sido kale waa mid kamid ah kuwa ugu Fashion-ka wanaagsan Bollywood balse guurkeeda kadib labiska reer galbeedka ah ee jirka gabadha qeyb muujinaayo wey iska joojisa Deepuu oo dhar waaweyn sida Saariga ayee u badatay.

Waana sababta keentay in Sonam tallo dhanka Style udirto Deepika, Hungama ayaa wareysteen Sonam waxaana lakala dooran siiyag jilayaal dhowr ah midka ay tallo ku aadan Fashion-ka la wadaagi laheed.

Deepika ayee durba soo hadal qaaday waxayna tiri iyadoo hadleysa,”aniga waxaan ka helay jirka qurxan ee Deepika hadaan lahaa lahaa wey iidhacan laheed si qaas ah lugaheeda dhirirka badan.”

“Waxaan tallo u diri lahaa Deepika inee labiska casriga ah xirato si jirkaas quruxda badan dadka u arkaan uguna mashquulaan waa inee na tustaa quruxdeeda labis style wanaagsan u yeelayana xirataa.”

Sidaa ayee Sonam tallo ahaan u jeedisay hadaba Deepika oo xaas ah ayaa la sugayaa jawaabta ay ka bixin doonto fikirka sonam Kapoor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here