Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Mashruuc Weyn Oo Super Hero Ayee Saxiixatay Iyo Wajiga Cusub Ay La Imaan Doonto!!

Deepika Mashruuc Weyn Oo Super Hero Ayee Saxiixatay Iyo Wajiga Cusub Ay La Imaan Doonto!!

Atirishada Deepika Padukone ayaa ugu dambeyn saxiixatay film weyn oo Super Hero ah sido kalena Action wali aan la arkin lagu soo bandhigi doono kaaso Bollywood ah.

Deepika mudo waxay ku mashquulsaned xulashada fariin wanaagsan ayadoo horey u saxiixatay Director Vishal filmkiis an magaca loo bixinin balse filmkas dib u dhaciisa ayaa batay maadama Irrfan Khan xanuunsanyahay.

Hadaba wararka hader waxay sheegayan in Deepika saxiixatay sameynt film Action dhameestiran ah kaaso ay kusoo bandhigi doonto ficilo dagaal halis ah waana door aysan waliged sameynin waxaana mashruucan maal galineyso shirada Fox Star ayadoo la filaayo in goor dhow duubis lagu bilaawo.

Xaqiiq ahaan Deepika waji cusub ayee la timid marba hadii Film Action dhameestiran ay hogaamiye ka noqon doonto balse waxaa shuruud ah kahor duubista filmka in Deepik tabobr weyn bilaawdo dhinacyo kala duwan ah.

 

2 Responses to Deepika Mashruuc Weyn Oo Super Hero Ayee Saxiixatay Iyo Wajiga Cusub Ay La Imaan Doonto!!

  1. Zumayo

    May 24, 2018 at 10:58 am

    Bollywood miyaa misa hollywood

    • Ali Aadan

      May 24, 2018 at 11:21 am

      Waa Bollywood