5 Janaayo 1986 waxaa dhalatay xidigta caanka ah Deepika Padukone tasso bishaan ama 4 maalin kahor si rasmi ah ujirsatay macluumaad ugaar ah inaa nolosheeda ka qorno ayaan rabnay balse waan ka mashquulnay.

2007 ayee fanka hindiya soo gashay xili Shah Rukh Khan soo gacan qabtay soo caan bixiyay ilaa ay ka noqotay atiriishada ugu awooda badan Bollywoodka waliba hader.

waxaa lasoo saari doonaa liiska atiriishooyinka ugu awooda badnaayeen Bollywoodka 2010-2019 intii udhaxeysay ama 10-kaas sano.

Waxayna u badantahay in Deepika kaalinta kowaad kasoo gali doonto hadaba waxaan soo helnay sawiro Deepika oo yar xili ay waqti la qaadaneyso waalidkeed iyo caruur kale dabcan dadka qaae Deepika ooyar ma aysan bal hoos ka daawo:

Deepika 1
Deepika 2
Deepika 3
deepika-padukone-during-her-childhod-with-father-prakash-padukone-and-mother-ujjala-201601-647210
deepika-padukone-riding-bicycle-during-childhood--201601-647214
deepika-padukone-with-father-prakash-padukone-mother-ujjala-and-sister-anisha-201601-647212
deepika-padukone-with-her-childhod-friends-201601-647215
Deeppp
deepika-padukone-with-her-father-prakash-padukone-201601-647211

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here