Deepika Padukone, Alia Bhatt and Kareena Kapoor Khan La Kulan Atirishooyinki Ugu Labiska Wanaagsana Sedexdi Bilod Ugu Horeysay Sanadka (+Sawiro)

Waxaa lasoo daabacay atirishooyinka Bollywoodka ee ugu labiska wanaagsan sanadkaan sedexdii biloow ugu horeysay ayagoo noqdeen kuwa ugu wanaagsan labis ahaan haafki hore ee sanadkaan.

Deepika Padukone iyo Kareena Kapoor Khan ayaa kamid ah atirishooyinka Fashion-ka heerka sare ah sanadkaan bilawgiisa la yimaaden xiliyo kala duwan.

Atirishooyinkan ayaa loo so xushtay inee labis wanaaagsan iyo fashion heer sare ah sameyeen qeybihi hore ee sanadkaan maadama todobaad walba lasoo bandhigay atirishooyinka ugu labiska wanaagsana.

Hadaba sedexda bilood ee xigta sido kale waa lasoo bandhigi doonaa markale atirishooyinka ugu labiska wanaagsan balse aan isla eegno sedexdaan bilood atirishooyinka ku guulesteen liiskan inee so galaan.

Deepika Padukone:

Deepika

Kareena Kapoor Khan:

Kareena (1)

Alia Bhatt:

Alia-Bhatt

Nushrat Bharucha:

Nusrat