Deepika Padukone Dharka Madow Aye Ku Qurxantahay Iyo Taageryaasheda Waxa Ay Ka Dhaheen!!

Deepika Padukone waa mid kamid ah atirishooyinka ugu soo jiidashada badan Bollywoodka ee ay heestan sido kale waa atirisho guul wacan ka gaartay fanka.

Deepika oo kamid ah atirishooyinka Fashionka sida heerka sare ah usameyaan sido kalena marwalba kamid noqoto atirishooyinka ugu labiska wanaagsan todobaadka aya waxaa la sheegay in xidigtaan ay in badan ku qurux badantahay dharka madowga ah.

Baaritn dheer kadib Deepika dharka ugu soo jiidashada badan ee ay aadka ugu wanaagsan waa dharka madowga ah noocyadiisa kala duwan sida nooca hader sawirka idiin kaga muuqdo qaar kamid ah taagerayaasheda ayaa fikirkaas shabakadaha Faashion-ka kasoo horjeesten balse inta ugu badan taagerayaashed ayaa isku raacen in Deepu dharkaan aad ugu qurxontahay.

Dhanka shaqada filmsameye Vishal mashruucisa xiga aye xidigtaan saxiixatay oo ay sameyn doonta balse waa marka Irrfan Khan soo caafimado maadama uu xanuunsanyahay jilaagan.