Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone Kama Daasho Inee Priyanka Chopra Garaacdo Maxay Markaana Kaga Awood Badnaatay (Dagaal Mise Tartan)

Deepika Padukone Kama Daasho Inee Priyanka Chopra Garaacdo Maxay Markaana Kaga Awood Badnaatay (Dagaal Mise Tartan)

Deepika Padukone Iyo Priyanka Chopra ayaa tartan culus kadhaxeya dhanwalbe ah xidigahan ayaa xitaa Hollywoodka kutartamayan maadama ay ka howlwadaan dhankaasna.

Tartanka kaliya aflaamta iyo guusha Box-officeka ama quruxda kuma ega ee xitaa taagerayaal ayaa la isugu faanaya waxaan horey idiin kula wadaagnay in Deepika saaxiibted Priyanka kaga awood badatay dhanka taagerayasha baraha bulshada.

Hadaba waxa si rasmi ah loo sheegay in Deepika taagerayaashed Twitterka sii karaar qaadanayaan haatana si xowli ah ama masaafo dheer ku dhaaftay Priyanka Chopta.

PeeCee dadka barteeda Twitterka kuxiran waxay ilaa haatan marayaan 20.4 Million oo qof halka Deepika ayadana si rasmi ah loo shaaciyay in taagerayaasheda ama dadka barteda Twitterka kuxiran ay sii dhaafayan in kabadan 22.1 Million oo qof.

waana arin looga awood batay atiriishada Priyanka maadama horey ay ayada hogaanka uheysay hadase si awood kudheehan ay Deepika mesha ku qabsatay waxaana xusid mudan in maanta Deepika ay tahaya boqorada baraha bulshada micnaha majirto haweyney Hindi ah taaso kaga taagero badan Deepika baraha bulshada waana atiriishada ugu shacbiyada balaaran baraha bulshada ee dalka India qaasatan Twitterka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *