Deepika Padukone Oo Baraha Bulshada Kusoo Qortay “Ranveer Anaa Kuleh” Hadana Si Dhaqsi Ku Tirtirtay!

Atirishada Deepika Padukone waa mid had iyo jeer jecel inee la kaftanto atooraha Ranveer Singh maadama uu yahay shaqsi dadka oo dhan kawada qosliya.

Shalay ayuu Ranveer baraha bulshada soo dhigay sawiro badan oo looga qabtay xafladii Hello Hall of Fame Awards qaasatan sawiro biladi la gudoonsinayey ah.

Hadaba Deepika ayaa Post-giisa sawirada kusoo qortay Comments ahaan “Anigaa kuleh” balse ilbiriqsiyo kadib waxaa la arkay Deppu oo qoraalkeda Delete gareysay ayadoo marki hore calaamada Love soo raacisay.

Hadaba Deepika sababta ay u tirtay ma waxee ku fikirtay in qoraalkas muran iyo hadal heyn badan dhaliyo mise waxay ula jeedadeeda ahed abaal marinta oo ay kawaday abaal marinta anaa leh oo Rnaveer bal agama wadin oraahdi ahed “Anaa kule” kadibna Deepika ku fakartay inee dadka umaleyaan in Rnaveer laga wado sidaas ay u tirtay.

Sikastee ulajeedadeeda ahaataba lama garanaayo sababta ay u tirtay inkastoo sidaan qayaasnay labada dhinac mid uun noqon karto…