Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone Oo Ilmada Ka Qubaneysa Xili La Gudoonsiyay Abaal Marinta Atirishada Ugu Wanaagsan (+Video)

Deepika Padukone Oo Ilmada Ka Qubaneysa Xili La Gudoonsiyay Abaal Marinta Atirishada Ugu Wanaagsan (+Video)

Maanta waxaa dib loo xasuustay xiligii Deepika ay wacdaraha ka dhigay xafladii Filmfare ee dhacday sanadkii 2016 sido kalena Deepika ku guulesatay abaal marinta atirishada ugu wanaagsan.

Xaflada waa lawada dhamaa inyar mooye Deepika hooyaded iyo aabahed xitaa waa joogen waxayna xidigtaan ku guulesatay sanadkaan abaal marinta atirishada ugu wanaagsan ee Filmfare bixiso waxayn ku qaadatay bandhigeeda cajiibka ah filmka Piku ayado ay la tartameen atirishooyin kale sida Sonam Kapoor, Anushka Sharma, Kajol iyo Kangana Ranaut.

Deepika markii ay masraxa soo fuusho oo Rekha abaal marinta gudoonsineyso ilmo aya ka imaanayan Deepika farxad aawged waxayna halkaas ka jeedine hadal ay ugu talo gashay waalidkeda waana arinkii ugu soo jiidashada badnaa xafladaas Filmfare maadama dadkii oo dhan ay wada qiironayaan.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Deepika abaal marinta lagu gudoonsinaayo..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *