Atariishada Deepika Padukone waa mid kamid ah atariishooyinka loogu jecelyahay Bollywoodk waxayna gaartay darajo ay gabar kasta ku riyooto balse waxaa jirto riyo aan waligeed u rumoobi doonin.

Deepika ayaa ka hadashay in waligeed ku riyoon jirtay la shaqeyntay Directerkii geeriyooday ee Yesh Chopra sidaas owgeed aysan riyadaas waligeed u rumoobi doonin.

Waxaa xusid mudan in Director Yesh Chopra uu geeriyooday sanadkii 2013dii wuxuuna filimkii ugu dambeeyay ee uu sameeyay ahaa Jab Tak Hai Jaan oo ay jilayaan Shahrukh Khan Katrina Kaif iyo Anushka Sharma.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here