Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone Oo Mumbai Kusoo Laabatay Iyo Sawir Qaadayaasha Oo Ay Dhoola Cadeyn Kuso Dhaweysay (+Sawiro)

Deepika Padukone Oo Mumbai Kusoo Laabatay Iyo Sawir Qaadayaasha Oo Ay Dhoola Cadeyn Kuso Dhaweysay (+Sawiro)

Todobaadkii hore atirishada Deepika Padukone waxay u amba baxday Bangalore halkaas oo ay waqti kula soo qaadaneysay qoyskeda walibana halkaas aroos qarabada ah ayaa ka dhacay.

Qaar kamdi ah arooskas sawiradii laga soo bandhigay horey ayaan idiin kula wadaagnay, hadaba waqti wacan iyo damaashad kadib Deepika waxay dib ugu soo laabatay Mumbai.

Waxaa sawiro looga soo qabtay ayadoo Mumbai Airport kaso daganeysa sido kalena farxad weyn ka muuqata ayadoo sawir qaadayaasha dhoola cadeyn kuso dhaweysay xidigtaan.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Laga Soo Qabtay Deepika Maanta:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *