Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone, Priyanka Chopra, Kangana Ranaut Iyo Atirishooyinka Ugu Mushaarka Badan Bollywoodka (+Sawiro)

Deepika Padukone, Priyanka Chopra, Kangana Ranaut Iyo Atirishooyinka Ugu Mushaarka Badan Bollywoodka (+Sawiro)

Atirishooyinka Bollywoodka ayaa ah kuwa ugu mushaarka badan fanka hindiya ayagoo ka mushaar badan guud ahaan atirishooyinka kale ee fanka qeybahiis kala duwan ka kala shaqeyaan sida Koonfur Hindiya iyo Tv-yada hindiya.

Waxaan idiin heynaa maqaal ay soo daabacday shabakda Bollywoodlife oo ay ukala saareyso xiligaan atirishooyinka Bollywoodka mushaarka ay ku shaqeyaan iyo qayaas ahaan halkii film inta lacag ah ay ku qaataan.

Waxaa xusid mudan in liiskan ay hogaamineyso atirishada Deepika Padukone Oo halkii film ku qaadato 12-14 Crore lacago u dhaxeya waana atirishada ugu mushaarka badan Bollywoodka waqtigan xitaa atoorayaal qaarkod ayee ka mushaar badantahay sido kale waxaa mar marka qaarkod soo bar bareysa Kangana Ranaut oo liiska ayadana ugu jirta inee ku qaadato lacago u dhaxeya 12-14 Crore.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Atirishooyinka Bollywoodka Iyo Sidee Isaga Kala Mushaar Badan Yihiin:

Deepika Padukone: 12-14 Crore ($1.8M-2.1M)

Deepika-Padukon

Kangana Ranaut: 12-14 Crore ($1.8M-2.1M)

Kangna

Priyanka Chopra: 10-12 Crore ($1.5M-1.8M)

Priyanka-Chopra

Kareena Kapoor Khan: 9-10 Crore ($1.3M-1.5M)

Kareena-Kapoor

Anushka Sharma Kohli: 8 Crore ($1.2M)

Anushka-Sharma

Alia Bhatt: 7 Crore ($1M iyo xooga jajab ah)

Aalia-Bhatt

Katrina Kaif:  7 Crore ($1M iyo xooga jajab ah)

Katrina-Kaif

Shraddha Kapoor: 4-5Crore ($606-757 Kun)

Shraddha-Kapoor

Sonakshi Sinha: 4-5Crore ($606-757 Kun)

Shonakshi-Sinha

Vaani Kapoor: 1 Crore ($151,515 kun)

Vani-Kapoor

 

 

 

 

2 Responses to Deepika Padukone, Priyanka Chopra, Kangana Ranaut Iyo Atirishooyinka Ugu Mushaarka Badan Bollywoodka (+Sawiro)

  1. Budeeye

    March 13, 2018 at 8:50 pm

    Ok Walal mta Mawaxaa looks gaabiyay million ifahnsii Walal

    • Ali Aadan

      March 13, 2018 at 9:32 pm

      Haa walal million ayee u taagantahay