Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone, Ranveer Singh, Hrithik Roshan Oo Ka Qeyb Galeen Xaflada SRK Gurigiisa Ku Dhigtay (+Sawiro)

Deepika Padukone, Ranveer Singh, Hrithik Roshan Oo Ka Qeyb Galeen Xaflada SRK Gurigiisa Ku Dhigtay (+Sawiro)

Deepika Padukone, Ranveer Singh, Farhan Akhtar, Dino Morea, Neha Dhupia, Priyank Sharma, Angad Bedi. Hrithik Roshan, Sussane Khan, Kareena Kapoor Khan, Karisma Kapoor, Raveena Tandon, Aditya Roy Kapur, Arjun Kapoor, Farah Khan, Genelia D’souza iyo kuwa kaloo badan ayaa kasoo qeyb galeen xaflada SRK gurigiisa ku dhigtay.

Karan Johar iyo SRK ayaa xaflad si wadajir ah u dhigeen ayagoo kaashanaya Gauri Khan waxayna xafladan u dhigeen saaxibtoda qaaliga ku ah ee Kaajal Anand taaso jirsatay 50 Sano ayna tahay xafladeda dhalasho.

Waxaa xusid mudan in Deepika iyo Ranveer hal gaari qaas ah kuwada yimaaden goobta damaashad heer sare ahna ka dhacday meesha.

Hallkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Sawiro Laga Sooqabtay Xili Ay Usii Socdeen Xafladaan:

VYG_4243

VYG_4227

VYG_4151

VYG_4103

VYG_4062

DSC_6604-3000x2000

DSC_6592-3000x2000

DSC_6576-3000x2000

DSC_6738-3000x2000

DSC_6710-3000x2000

DSC_6677-3000x2000

DSC_6670-3000x2000

DSC_6667-3000x2000

DSC_6666-3000x2000

DSC_6635-3000x2000

DSC_6629-3000x2000

DSC_6616-3000x2000

DSC_6609-3000x2000

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *