Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone” Waxan Dhowaan Bilaawi Doona Qaadashada Daawada Dabiiciga Ah”

Deepika Padukone” Waxan Dhowaan Bilaawi Doona Qaadashada Daawada Dabiiciga Ah”

Atirishada Deepika Padukone waxay sanadkaan bilawgiisa la timid Blockbuster kale oo misane bilaaw wanaagsan u ah Bollywoodka.

Atirishada Filmka Padmaavat ayaa mudo ka sheeganeysay dhanka qoorta oo dhaawac kasoo gaarya xili ay duubeysay mashruucan weyn oo hadal heyntiisa cirka gashay xiligiisi.

Xitaa dhabarka ayaa la sheegay in wax ka gaaren balse Deepuu ayaa arinka kala xaqiijisay iyo sida xaalkeda yahay hader xili ay ka qeyb galesay xaflada Hello Hall of Fame Awards.

Waxayna tiri,” hader dhabarka waan ka wanaagsanahay sido kalena qoorta xanuunki badnaa ima hayo balse sida aan rabo ayaa ah inaan dhawaan bilaawo daawooyin dabiici ah jaceylkiina iyo caafimadka ii rajeyseen waa mid aan ku faani doono haderna wax wal wal ah majirana in badan waan caafimad qabaa.”