Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Waxay Iska Diidy Doorka Diana Filmka Cocktail Xasuus Hore 6 Sano Kahor!!

Deepika Waxay Iska Diidy Doorka Diana Filmka Cocktail Xasuus Hore 6 Sano Kahor!!

Cocktail waa film shactiro iyo jaceyl ah lana daawawaday shalay oo kale 13 July sanadkii 2013 waxuuna noqday mashruuc guulestay ayadoo ay wada jileen Saif Ali Khan, Diana Penty iyo Deepika Padukone.

Hadaba filmkaan xiisaha leh waxuu u dabaal dagayaa sanad guuradiisa 6-aad ee kasoo wareegatay xiligii la daawaday balse dadka badankooda ma ogaan in Deepika labada door ee atirishonimo iyada iska lahed.

Markii hore Director Homi waxuu labada door ee filmkaan Meera iyo Veronida u bandhigay atirishada Deepika inee mid ak doorato ama labadoodaba isku qaadato hadii ay labo waji filmka ku sameen karto hadaba Deepika ayaa ka cudur daaratay inee labo waji sameeso.

Sidaa aawged waxay is bar bardhigtay labada door doorka Meera ee markii dambe Diana sameesay waxay ku fikirtay in ay hada kahor kusameesay doorkas oo kale filmka Love Aaj Kal sidaa aawged Veronica ayaa xiiso galiyay sidaas ayeena doorkas ku qaadatay Dian-na dhankeeda ayadana doorkas sidaas aye ku heshay oo hadeesn Deepika diidi laheen ma aysan hesheen.

Ugu dambeyn wiilka labadaan gabdho ka dhaxeya Saif Ali Khan waxaa dhamaadka filmka hantinayso Diana Penty iyo doorkeda Meera waana sida sheekadaloogu talo galay…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *