Xafladii Diwali 2019ka oo shalay ku beegneyd waxaa ka qeyb galay lamaanayaal fara badan hase yeeshee waxaa ugu shacbiyad badnaa lamaanayaasha kala ah Deepika iyo Ranveer Sing iyo Priyanka Chopra iyo Nick Jonas.
hadaba waxaan idiin heynaa sawiro ku saabsan lamaanayaashaas bal adiga uun arag kadibna qiimeey;



