DEG-DEG; Akshay Kumar oo saxiixay Directed Jagan Shakti filimkiisa xiga.

0
451

Super Star Akshay Kumar waa jilaaga ugu mashquulka badan Bollywoodka asigoona sanadkasta la yimaado 3 ilaa 4 filim oo cusub markii laga reebo sanadkaan oo usoo baxay kaliya hal filim waxaana u sabab ah Covid19.

Akshay oo dhawaan saxiixay filimka Ram Setu isla markaasna aragtidiisa koowaad soo bandhigay ayaa haatan filim kale saxiixay sida ay kusoo warameysp Bollywood Hungama.

Filimka cusub ee Akshay Kumar saxiixay wali magac looma bixinin sheekadiisana qoris ayaa ku socoto waxaana Directed ka ah filim sameeye Jagan Shakti oo horay Akshay Kumar ugu sameeyay filimka hirgalay ee Mission Mangal kaasoo Super Hit noqday.

Filimkaan cusub ayaa duubis lagu bilaabi doonaa dabayaaqada sanadka 2021da waxaana la daawan doonaa 2020ka sida la qorsheeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here