4-jilaa ayaa bar tilmaameed laga dhigtay oo kala ah Alia Bhatt, Karan Johar, Sonam Kapoor iyo Salman Khan dhanka baraha bulshada maalinnwalbana waxay luminayaan ama taageeraha kala laabanayaan dad horleh midaas hadee sii socotana waa qasaaro kale oo xidigahan soo gaari doono.

Shalay ayee ahed markaan idiin la wadaagnay in jilayaashan lumiyeen ama Unfollow dhaheen dad aad u fara badan tusaale Alia Bhatt oo kale shalay tirada shacbiyada ay lumisay waxay tiro ahaan marayaan 444K halka Salman Khan shalay haafkeed ama qeyb kamid ah uu lumiyay 50K shacbiyad ah oo Unfollow ka dhaheen bartiisa Instagramka.

Hadaba hader tiro cusub ayaan idiin heynaa oo shalay saacado badan ayaa kasoo wareegatay tiradana wey siyaaday wali Alia Bhatt ayaa hogaanka heyso waana shaqsiga ugu Unfollow-ga badan ama dadka ugu badan saaxiibtinimada kala laabteen baraha bulshada mudo labo maalmood gudahood hoos kaga bogo liiska.

Alia Bhatt: waxay labo maalmood gudahood ku lumusay dad sare udhaafayaan 688K shacbiyad ah.

Karan Johar: seddex maalmood gudahood 298k Unfollow ayuu sii maraa.

Sonam Kapoor: labo maalmood ayee kuweysay 189K-shacbiyadeeda baraha bulshada kamid ah.

Salman Khan: 125K-shacbiyad ah ayuu baraha bulshada ku waayey Sallu mudo 24-saac xiriir ah.

Dhanka kale Kangana Ranaut ayaa sare usocoto ciwaanka kumeel gaarka ah ee kooxda Instagram-ka kaga isticmaasho seddexdii maalmood udambeysay 3-milyan qof dad sare udhaafayaan ayee ku heshay dhamaan dadka Unfollow la dhahay waa dad lagu heysto inee sabab u ahaayen is dilka Sushant Singh halka kuwa lagu soo yaacayna loo arkay inee u hiilinayaan Sushant.

1 COMMENT

  1. Xanuun xun aya hayay oo dhanka maskaxda ah wuxuna isticmali jiray daroogada
    Qofka hadi maskaxda laga galo waa halis isaga aya gacantisa isku dilay
    Isaga iskugu wacna waxa ku dhacay
    Wuxuuna ahaa qof bila IIMAN AH
    Waxaa mahad iska leh illahay sababto ah qofku haduu illahay amisan yahay misana islaam yahay waxa qabanaya ALLE ka cabsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here