Xog xasaasi ah ayaa la helayaa oo Police-ka laga soo xigtay hader ayeena kiiskan sifiican ugu baraarugeen waayo waxay heleen arimo badan oo cadeynaya in Sushant Singh Rajput la dilay ee uusan ia dilin waxayna ka ogaadeen macluumaadkan dadkii ay wareysteen oo isugu jiray qoyskiisa, saaxiibadiis, gabadhuu guursan lahaa iyo deriska.

Walina baaritaan ayee sii wadaan maalin walbana cadeyn horleh ayee helayaan hadaba cadeymaha cusub hoos kaga bogo ee aan maqaalkan ku xuseyno kuwaaso xoojinayaan in Sushant la dilay ee uusan is dilin.

1-Sushant gurigiisa labo furo ayuu lahaa mid Original ah iyo mid Copy ah waxaa la waayey markii gurigiisa la baaray furihii Copy-ga ahaa ilaa hadana wuu maqan-yahay tani waxay cadeyneysaa dadka dileen Sushant inee furahaas isticmaaleen habeenke dileen oo guriga ayeeba ugu sii jireen markuu imaadayna wey dileen.

2-Xariga Sushant lagu dilay sifiican ayaa loo baaray jawaabta soo baxdayna waxay noqotay in laga waayey faraha ama gacmaha Sushant gabi ahaanba ileen qofka haduu is dilaayo xariga uu isku dilaayo gacmihiisa in laga helo waa qasab kaliya fartayar ee farahiisa ayaa laga helay iyada xitaa sifiican uma cado waxaana xariga isticmaaleen dad gacmo-gashi ugu jireen ama Gloves.

3-Habeenkii la dilay habeenka ka horeyay kaamirooyinka wey dansanaayeen waana kaamirooyinka qarsoon ee guriga Sushant hadii ay daarnaan lahaayen waxaa la arki lahaa dadka dileen ama haduu asi is dilayba tanina waxay cadeyn u tahay in kaamerada la damiyay hal habeen kahor dhimashadiisa isagana ma uusan darensanen inee dansanyihiin.

4-Saaxiibadiis ayaa habeenkee kaamerooyinka dansanaayen u imaadeen sida dariska sheegeen weyna la caweyeen sifiican ayeena u baashaaleen in kaameroyinka dansanaayen habeenkasna waxaa lagu ogaaday saaxiibadiis iyo isaga ayee duubi lahed marka dadkale ayaa ka dambeyaan arinkaan.

Wixii warar kasoo kordha isha kuhaay halkaan xog xasaasi ah ayaa la helayaa Police-ka wax badan ayee so ogaadeen.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here