Deg Deg Goos Gooska Filimka Houseful 4 Oo Lasoo Bandhigay Qosol Kuguma Hari Doono Kani Waa Blockbuster (+Video)

0
2638

Adduun weynaha xiligaan qeyb ayaa wada qosleyso si qaas ah inta daawanoso goos gooska dhameestiran ee laga soo bandhigay Filimka Houseful 4 waana goos goos maanta si weyn loo wada sugaayey inaba caadi ma ahan.

Kooxda Filimkaan waxay balan qaadeen in filimkaan shactiro dhameestiran noqo doono maadama qeybtiisa 4-aad tahay hadaba goos gooska laga soo bandhigay oo qosol miiran ah falanqeyntiisa hoos kaga bogo.

Akshay Kumar, Bobby Deol, Kriti Sanon, Kriti Kharbanda iyo Pooja Hegde waa kuwa noolaayeen 600 sano kahor xili dagaalo boqortooyo jirtay 600 sano kadib ayee hadana dib u dhalanayaan kadib Akshay waxuu marwalba xasuusana dhacdooyinkii 600 sano ahaayen oo ku xeen daaban nolosha 6-dooda.

Dhanka kale jaha wareer ayaa jiro oo seddexda atiriisho isku milmayaaan mid walba gabadha uu jecel yahay ma ahee mida kale ayuu guursanaa waxaana u sabab ah Akshay Kumar.

Qorsho uu keeno ayaa halaabaayo wax walbana qasaayo hadaba waxaa loo daawan doona filimkaan qosolka iyo isku dhex yaaca sida ay u shactirenayaan jilayaasha. Waxaa kaloo doorar xiiso leh kuleh Johnny Lever (Amadi), Chunky Panday iyo kuwa kale waxaana la daawan doonaa 25 October oo xili Diwali ah sido kalena Sajid Nadiadwala ayaa qarash gareynaayo mashruucan.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska dhameestiran ee filimka Houseful 4 laga soo bandhigay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here