DEG-DEG; Halyeygii Kubadda cagta iyo Qaranka Argentina Diego Maradona oo geeriyooday iyo sababta geeridiisa ka dambeyso.

0
1167

Diego Maradona Mucjisadii Kubadda cagta ee kooxaha Barcelona iyo Napoli misna ka tirsanaa qaranka Argentina ayaa lagu waramayaa inuu daqiiqado kahor geeriyooday.

Geerida Maradona ayaa timid kadib markii la sheegay inuu wadnaha istaagay sidaasna ku geeriyooday asigoo 60 jir ah.

Maradona ayaa loo yaqaanaa Mucjisadii Kubadda Cagta, sidoo kalana dadka qaar ayaa aaminsan inuu ahaa kii ugu fiicnaa ee Kubbad darbeeyo, asigoona koobja aduunka la qaaday qarankiisa Argentin.

Maradona waxaa lagu xusuusan doonaa Goolkii gacanta ahaa ee uu ka dhaliyay Qaranka England kulan ka tirsan Semi Finalka koobka aduunka kaasoo ay Argentin ka qaaday Germany Finalkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here