Home » Nolosha Jilaayaasha » Deg Deg: jilaaga Rajpal Yadav Iyo Xaaskisa Oo Lagu Soo Dacweyay In Cuneen Lacag 5 Crore Oo Deen Ah!!

Deg Deg: jilaaga Rajpal Yadav Iyo Xaaskisa Oo Lagu Soo Dacweyay In Cuneen Lacag 5 Crore Oo Deen Ah!!

Rajpal Yadav oo kamid ah jilayaasha dhanka shactirada looga haray ayaa lagu soo dacweyay in uu cunay deen ah 5 Crore ($757,575 Dollar) misane uusan wali bixinin.

Sanadkii 2010 ayuu Rajpal Bank-ga ka deensaday 5 Crore oo uu ku sameynaayey filmkiisa kowaad ee Director-ka kanoqday kaaso la magac baxay Ata Pata Lapaate sanadkii 2013 ayaa xabsi la dhex dhigay jilaagan mudo sedex maalmod ah 3 Dec-6 Dec.

Kadib markii uu cadeemo aan waxba kajirin uu sharciga hor keenay taaso uu kudoodayo in uusan gabi ahaanba lacagtaan uusan cunin balse maxkamada Delhi ayaa shalay kiiskan loo gudbiyay.

Ayadoo la sheegay in 23 bishaan April dooda kiiska maxkamada bilaawan doonto hadii Rajpal ku cadaato inuu lacagtaan cunay isaga iyo xaaskisa oo garab kusiineysayba ciqaab aye la kulmi doonan ayago deentana bixin doonan waxayna u badantahay in xita ala xiri doono Rajpal.