Jadwalka filimada hindiya wax weyn ayaa iska bedelay tan iyo bishii maarso xiligaas bandow bilaawday caabuqa Covid-19 aawgiis tiyaatarada sidii waqtigaa loo xiray ilaa hadana wey xiran yihiin aflaam badan ayaana habsan galeen.

Waxaa jiraan filimo badan oo howshooda xili hore dhamaatay balse sugayeen inta tiyaatarada laga furaayo haderse lama oga waqtiga la furaayo maadama xaalada isku cakirantahay.

sidaa aawged kooxaha filimadan iskaleh qaar kamid ah waxay go’aansadeen in aflaamtooda qaab Online ah loo daawado intee qasaaro la kulmi lahaayen halahan kadibna ma sugi karno tiyaataro ayee dhaheen.

Halka kuwa kalena ku adkeysteen inee tiyaatarada sugaan waxaana kamid ah kuwaas kooxaha iska leh filimada Sooryavanshi iyo Coolie no.1 balse ilaa 8-Filim ahaa si rasmi shaaca looga qaaday in laga daawan doono shabadaha Disney+Hotstar si Online ayaana loo daawana aflaamtaas waxayna kala yihiin.

1-Laxmmi Bomb

2-Bhuj: the pride of india

3-Dil Bechara

4-THE BIG FULL

5-Dil Bechara

6-Sadak 2

7-Khuda Haafiz

8-LootCase

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here