Warar xan ah ayaa waxay sheegayaan in Suldana taxanaha ka baxeyso gabi ahaanba mana la hubo warkaan waa war ay saxaafada turkida wad wadaan maalmahan waxaa la leeyahay doorka Suldana ayaa dhamaad ku dhow sidaa aawged taxanaha labo midkood ayee kaga baxeysaa ama muuqaal dhimasho ah ama muuqaal safar ah oo meel kale u safreyso sidii Zahra ba mar ay safar ugu amba baxday.

Suldana waa mid kamid ah dadka ugu saameeynta badnaayeen taxanaha waxaa layaableh sidee Suldana oon la ciqaabin taxanaha oga baxee waxaa jiro shaki ah inee dishay caruurtii Caziiza iyo ninkeeda Ahmed Aslanbey hadaba Suldana inee dhimasho taxanaha kaga baxdo ama la xiro oo sharciga ciqaabo midkood ayaa ki habooneyd si daawadayaasha loo qanciyo.

Xitaa waxaa la dhihi karaa markuu Aslan dhintay ayee Shock qaaday weyna qaraacantay kadibna wey waalatay taasi darteed isbitaalka waalida ayaa la gelinaa cimrigeedna ay kujiree iyadana waa sabab macquul ah aan hubsano marka xalqadaha soo socdaan qaabka Suldana taxanaha kaga baxeyso waaba hadii ay runtahay ine kabaxeyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here